Waxaa soo dhamestirmiyey ergadii lasugaayey ee gobolka sh/hosee iyadoo aysoo dhaweeyeyn odayaasha dhaqanka iyo gudiga doorashooyinka dadban oo isu gu jira xeer fadaral iyo xeer dowlad goboleed .
Suldaan warsame ali ibrow oo kamid ah odayaasha dhaqanka kaSoo jeeda gobolka sh/Hoose ayaa ergada ka timid gobalka sh/Hoose kula Hadley madaxtooyada .
Cod
Ergadan ayaa timid xili 30korsi oo katirsan aqalka xosee lagu doortey magalada baydhabo islamarkasina ay dhimantahay 39 korsi kuwaas oo 27 kamid ay leeyihiin ergada ka timid gobalka sh/hosee
Wariye Feysal dhayow xuseen ee magaalada baydhabo,