Tartankii doorashada Beesha Hintire Waxaa manta ka baxay musharixii la tartamayay dhalxa ee lagu magacaabo Maxamed Shuute Xuseen kaasoo hoolka dhexdiisa ka sheegay in uusan tartamaynin, isagoo ku andacooday in ergadiisii laga saaray liiska islamarkaasn lagu bedelay ergo kale sida uu ka sheegay shir jaraa’iid ee uu ku qabtay gudaha madaxtooyada.
Kursiga Beesha beesha hintire waxaa ka taagan cabasho uu qabo musharaxa ka baxay tartanka iasagoo sheegay in laga galay eed kadib markii ugaaska beesha xildhibaan dalxa uu ku eedeeyay in ay isdaba mariyeen liiskii ergada iyagoo adeegsanaya ugaaska beesha awoodiisa waxaana uu musharax shuute sheegaya in uu wali yahay mushurax ku adkatsashuutenaya in aysan dhicin doorashadabeesha hintire.
W/Q/Wariye:Siidcali Muuse Maxamed (Ateera)