Doorashada Aqalka Hoose ee Ka socota Baydhabo ayaa ah mid Gabaabsi ah waxaana lafilayaa in ay soo gabageboowdo malmaha fooda nagu soo haya ayaa waxaa caawa lagu doortay Xarunta Doorashada Baydhabo laba Xildhibaan oo ka soo wada jeeda isla halbeel
Kursiga ugu horeeyay ayaa waxaa ku tartamayay 3 haween ah 1 Sareedo Mad sheekh Cabdala 32 cod 2 xamdi Hiloowle Macalin waxba 3 Mako Maxamed Maxamuud 14 iyo 3 cod oo halaawday
Kursiga Labaad ayaa waxaa ku Tartamayay 2 musharax 1 Maxamuud Maxamed Axmed 31cod 2 Cabdulqadir Maxamed Cali 20 cod
Doorashadani ayaa aheyd mid is qabqabsi badan soo martay ayadoo Ergada la isku haystay maalmahii lasoo dhaafay waxayna soo dhamaatay 9:00 Habeennim