sheekh nuur abiikar qaasim oo ah aqoonyahan kasoo jeeda koonfur galbeed gaar ahaan magaalada afgooye ayaa wareeysi dheer siiyey wadninews24.com iyo radio warsan baydhabo wuxuuna kawarbixiyey wax yaalo badan reer arlaathi wax qabad uleh dhagaysi wanaagsan oo wacan