{WARSANRADIO} Wararka inaga soo gaaraya Degaanka Goof-gaduud Buurey oo Katirsan Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacey Dagaal culus.
Dagaalkan ayaa waxa uu u dhaxeeyaa Ciidamada Militiriga Qeybta 6aad Kuwa Booliska Gaarka ah ee Koonfur Galbeed iyo Dagaalyahano ka tirsan iyo Ururka Al Shabaab.oo sooweeraray halkss
Dagaalkaasi ayaa Waxaa o Dhaliyay Qasaaro iskugu jiraan dhimasho iyo dhaawac uu soo gaarey labada dhinac oo isu adeegsanaayey hubka noocyadiisa kala duwan Sida uu idaacada warsan u xaqiijiyey sarakiil katirsan degaanka goof-gaduud.
Taliyaha saldhiga degaanka goof-gaduud buurey maxamed abuukar mursal (tima jilac) Ayaa Waxaa U Kahadley Dagaalkaasi Iyo Qasaaraha Uu Dhaliyey Sidoo Kale taliyaha Ayaa waxaa Uu Sheegey In ay ogeesten qasaro iskuugu jira Dhimasko iyo Hub kala Waregeen Ururka Al Shabaab Kuwii Weerarka Ku so qaadey degaankaasi.
AKHRISO:- Dagaal Qasaaro DHIMASHO Dhaliyey ayaa Ka dhacey Degaanka Goofgaduud ka tirsan gobolka baay
previous post