{WARSANRADIO} magalada Baydhabo haruunta Gobolka Bay waxaa Ka dhacay Munaasad Lagu Xuseyey maalintan WAxana soo Qaban qaabisey wasaarad Hawenka Xuquuqul issanka Maamulka kg
Waxana kasoo qeeb galey munaasabada waziiro xildhibano odayaal urarda Haweenka iyo masuuliyiin ka socotey Umsom ,
Waxana ugu horeen Goobta ka Hadley Gudoomiyaha Naafad Gobolka bay Mukhtar Cali Isaxaq ayaa Kahadey In laliideyo nafada kg asagoona in taasi ku darey xitaa lagu Azuumin Munaasabada Ay iska yImaadeen wakan Asagoo Lahadleya,
Waxna sidoo kele xaflada ka Hadley wazirda Haweenka Xuquul in sanka Dowlada Goboleedka KG Marwo Binti cali ibarhim waxana ay ku dheeretey Muhiimada ay leedhay in la xuso manta oo kele waxana ay sheeketey in ay xasuusn doonan dadka waxa xaysanin
Dunida oo dhan manta waxaa logu dabal dagey Malinta Xuquuqul in sanka Baydhabo ayaa ka mid ee xed mela ah Manta Lagu Xusey