Waxaa xaflad si Xersara ah loo soo agaasimey oo ay ku qalan jibineyaan ardey tiradooda ay gaareyso 38 ardey ku was oo ay barteen computer iyo caafimaadka aya waxaa ay ka dhacadey macadka IPC ee magaalada Baydhabo
Xaflada ayaa waxaa ka soo qeeb galey masuuliyiin ka socotey jaamacadaha ku yaala baydhabo
Iyo Ardeyda waxa ku barata magalada baydhabo ,
Xaflada ayaa ugu horeen waxaa Uu ka Hadley maamula ah Macadka IPC Ahmed Aadan Abdi oo kumagac dheer Ahmed Badar ayaa waxa uu ka Hadley muhiimada ay leedahay waxabarshada .
Adan meyow waa, Gumoomiyah midowga ,Ardeyda Jaamacada Bay , ayaa waxaa uu dardaaran u jeediyey Ardada kgs in ay marwaliba ay ku dadaalan tacaliinta ayuu yiri adan meyow.
Sidoo,kele waxa goobta kahadley ustaad biritish oo ka mid ah Macaliminta wax ka dhikta , Macadka IPc ayaa waxa uu asna la dardaaramey Ardada Qalan Jabisey ,
Ugu danbeentii ,waxa Xaflada soo xirey Gudoomiyaha ,Macdka IPC Mahamuud Maxamed Cali ayaa waxaa faafaahin ka bixiyey Ardada ka Qalan jabisey IPC tirada iyo maadooyinka ay ka Qalan jabiyeen
Waxana sidoo kele amaaney Ardadii horey ugu Qalan jabisey macadkan oo ay Xaatan ay ka shaqeeyneyan Magaalada baydhabo waxana uu ubalan Qaadey Ardada ku dhameysta madooyinka kala duwan in ay usameen doonan meel ay wax ay ku baraatikeystan sida cafimaadka saxaafada iyo Computerka .
Macadkan, ayaa ah macadka ugu horeeya oo magalada baydhabo Ee Haruunta Gobolka Bay oo san ad walba uu soo saaro tira Ardey kor Udhaafeyso 1000,Ardey kuwaass , oo Ay bareyaan XIrfado kala Duwan .
Feysal DHayow xuseen