Gudoomiyah Deeganka Goof Gaduud shabeelow ee gobolka Bay Xuseen Wardheere xasan ayaa waxaa uu ka Hadley Xalada Abareed ee Ka jira Deegaanada Xoos yidaama deegankasi waxana uu sheegey in warihii ku yiiley deegnaka ay noqdeen Kuwa Faaruq ah waxana in taasi uu ku darey beerihii ku yaaley deeganka ,goof gaduud shabeelow ,ay ku dhacadey abaar , waxana uu sheegey in dadka Qar ay isaga soo Barakacyaan deeganka .
Sidoo,kele gudoomiyah oo Xadalkiisa siiwata aya waxaa uu sheegey in dadkani 24 sac gudoxooda xadii waxa lala soo garin waxaa laga yaaba in ay u dhintaan gaajo iyo xarad
cod
waxaa maalinba maalinba ka denbeysa isa soo tareya abarah ka jira Gobolada Konfurgalbeed soomaliya iyadoo hada ay ,jiran ku ay qorsheyneya in ay isga soo barakacan ay soo aadaan meel ay ka xeleyaan noolal maal moodkooda.