Doorashadii Guddoonka Isboortiga ee Degmada Xuddur oo maanta ku tartameen musharaxiinta kala ah Cabdisalaan Maxamed kheyr, Amooye Faarax Xasan iyo Maxamed deeq Axmed Aadan, halka musharax Zakariye uu iscasilay intaysan doorashada bilaaban.
Sida aan horeyba usheegnay Doorashadaan waxa ay ka dhacday Hoolka Doorashada ee magaalada Xuddur ayaa waxa ku kuguulaystay musharax Cabdisalaan Maxamed Kheyr.