Shirkaan jaraaid ee maanta ay qabteen gudoomiye xigeenka maamulka degmada baydhabo aadan carab iyo gudoomiyaha ururka haweenka gobolka muraayo ibraahim madeer
Ayaa waxaa ay kaga hadleen abaaraha ka jira deegaanada kofur galbeed gaar ahaana gobolka bay
Waxeyna sheegen labada masuul in abaarta xiligan ay daba dheeraatey loona baahan yahay in dadka loo gurmado
Dadka ma aha in ay markey dhacdo abaar ay u cararaan meelo kale oo ma aha iney qoxooti noqdaan
Umada waa iney aaminaan dhulkooda oo illah ay ku baryaan
Ayey tiri godoomiyaha ururka haweenka gobolka bay murayo Ibrahim mader
Cod
Dhanka kale gudoomiye xigeenka degmada baydhabo aadan carab ayaa dhankiisa sheegey in maamulka koofur galbeed uu wado qorshe wax loogu qabanaayo dadka abaaraha saameeyey

Deegano fara badan oo ka tirsan Somalia ayaa xiligan la daalaa dhacaya abaaro ba ,an oo dadka iyo duunyadaba saameeyey iyadoona baaqyo kala duwan ay ka soo yeereyso maamulada xiligan abaaraha ka jira deegaanada ay ka arimiyaan iyo dowlada fadaraalka Somalia