Xaflad soo dhaweyn oo aad u qeeymo badan oo ay Jaalliyada Koonfur galbeed u sareeyeen waziirka Howlaha-guud Dowlada federalka Soomaaliya.
Jaalliyada Koonfur galbeed ee wadanka B.Sacuudiga ayaa xaflad, soo dhaweeyn ah usameeyay waziirka Howlaha-guud ee Dowlada federalka Soomaaliya.
Inj.saalax Sh.Cismaan, iyadoo uu Madaxweynaha Koonfur galbeed Shariif Xasan uu ku suganyahay isla wadanka sacuudiga, ayeeysan Jaalliyada Koonfur galbeed eeysan wax soo dhaweeyn ah u sameeynin, iyadoo ay ku eedeynaayeen Cadaalad daradii ka dhacday
Qaabkii Doorashooyinka ee Koonfur galbeed, iyadoo wax qabad iyo horumar la’aan ayeey ku eedeyeen, waliba isagoo si Sharci daro uu ku haayo Hogaanka Koonfur galbeed, isagoo sheegtay in uu yahay Murashax Madaxweynaha soomaaliya, balse Hankaasi iyo
Hamigaasi ay Dowlada Ethiopia ka hor istaagtay. Xaalada soo dhaweynta ee waziirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeymaha Bulshada ee jaaliyadaha Koonfur galbeed ka kooban yihiin