{WARSANRADIO} Shariif Xasan Sheekh aadna Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Ahna Musharax utaagan In Uu U Tartamo Kursiga Madaxtinamada Dowlada Faderaalka Somaliya Ayaa Maalmihii Ugu Dembeeyey Ayaa Waxaa Ay Warbaahinada Qaar Ay Kaqoreen In Uu iska Tanaasuley In Uu U Tartamo Madaxtinada Dalka Somaliya.
Kusimaha Madxweynaha Koonfur Galbeed Ahna wasiirka Beeraha Iyo Waraabka Maamulka Koonfur Galbeed Somaliya Maxamed Xasan Fiqi Ayaa Waxaa Uu Beeneyey In Aritaasi ay Tahay Mid Been Ah Madaxweynaha Wali uu Yahay Musharax Utaagan In Uu Qabto Kursiga Madaxtinimada Dalka Somaliya.
Sidoo Kale Wasiirka Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Rabitaanka Shacabka Kasoo Jeeda Degaanadaan Koonfur Galbeed Ay Tahay In Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadn Inuu Isu Soo Sharxo In Uu Yahay Qof Utaagan In Uu U Tartamo Kusiga Madaxweynaha Dalka Somaliya.