{WARSANRADIO} Kulan looga arinsanayay sidii wax looguqaban lahaa dadka ay saamaysay abaarta eek a soobarakacay deegaanadii ay degenaayeen ayaa manta ka dhacay xarunta dimishinka ee magaalada baydhabo
Kulan ka waxaa ka sooqayb galayGanacsato wasiirokatirsan D.G.K.G.S iyo maamulaka Degmada Baydhabo, iyadoo intii uu socday kulan ka aas loogahadlay xaaladaha abaarta iyo sida ugu dhaqsiyaha badan ee dad kan lagugaarsiin karo biyobaad.
Gudoomiyaha DegmadaBaydhabo
Cabdulaahi Cali Watiin oo kulan kakahadlay ayaasheegay in in kabadan lix kun oo qoys ay ku ta baalaysan yihiin xerooyin kii ay horay ugu sugnaayeen barakacayaashii hore oo iyagaba ay tooda haysatay isagoogudoomiya haxusay in ay dhinacooda sameeyeen wixiiitaalkooda ah oo ay daka wax kugaarsiinkareen islamarkaana ay la xiriireen dhinacahay’ada hasamafalka kuwaasoo ay kacdsadeen in ay la soogaraan dadka gurmad kahor inta aysan xaalada faraha kabixin.
Wasiirka Hubkadhigista Dhaqan Celinta tababarada Dowlada Goboleedka Koofurgalbeed Soomaaliya Xasan Xuseen XasanE elaay oo ka mid ahaa wasiiradii kasooqayb galay kulan ka loogaarin sanayay wax u qaba shada dadka tabaalaysan ayaa sheegay in loo baahanyahay in siwadajir ah loogu gurmado daka ay abaarta hayso iayadoon loo kala harinin asgoo wasiirka xitaakacodsaday saxaafda in ay kaalintooda kaqaataan baahinta waraka abaaraha siloogu soojeediyo abaaraha indhaha beesha caalamka
Axmed Macalinoo ah gudoomiyaha rugta ganacsiga ayaa kahadlay kulankayaas heegay in ganacsata dawada anaba abul ay wax ugaqabanayaana baaraha jira islamarkaana waqti dhow bilaabidoonaan taakilaynata daka ay abaartahay
Jilaakii lama gaarin waxaadhiman 90 maalmood oo jiilaalka iyo gu ga 3malmo kadhimantahay dakana waxay bilaabeen socdaal iyo qaylo dhaan haddi iaan sidhabah iskugutashan oo aan xaalada hadda lagasii tabaabushaysanin waxaadh ici kartaa in abaarta dada kahaysato darted ay ka gudbaan gobalka oo ay u gudbaan magaalo kale/