Afgooye (WSR)—Wararka laga helayo Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose ayaa sheegaya in Dagaal Culus uu ka socdo halkaasi.
Dagaalkan ayaa ku bilaawday Qarax sida Dadka Degaanka ay u warbaahinta Warsan radio, ee Magaalada Afgooye.
Rasaas xoogan ayaa laga maqlayaa gudaha Degmada Afgooye.
Wararka ayaa sheegaya in Kooxo hubeysan oo loo maleyna Al Shabaab ay weerar xoogan ku qaadeen Saldhig Ciidamada ay ku leeyihiin halkaasi.
Kala soco warsanradio.com waxii warkan ku soo kordha hadii Alla Idmo