Isbitalka gobolka bay ayaa waxa jifa 19 qof oo shibin biyood soo ritey ku was oo laga kala keeney qaar ka mid ah Xafadaha , Magaalada Baydhabo xafadahasi ayaa waxaa Kamid ah Bardaale towfiiq insha iyo Xafado kele, agasi mah isbitalka Gobolka bay Abdi fatax xashi gaabow ayaa waxa iga war bixiyey Dadka ay soo ritey Shibinka
Sidoo kele agasimaha ayaa waxa uu codsi udirey bulshada soomaliyed in ay isbitaka ay ilgar ah ay ku soo eegan ay soo cawiyan dadka ku dhibaateysan isbitaka
Waxa isa soo tareyaa dadka uu soo ridaneyo cudurka shibin biyoodka iyadoona hada qar kood ay jiifan isbitaka qaar kele ay la cildaran yihiin .