gudoomi ku xigeenka Koowad ee urarka saxafiyiinta qaranka soomaliyed ee Nosj muxidiin xasan maxamed xusni ayaa waxa Uu kawarbixiyey sanadka 2016 dhibatooyinkii loo geestey wariysha Somaliyeed
Dhanka kele Muxidiin Xasan aya waxa uu wariyasha somaliyeed uu sheegey in ay uqaban doonana Tawa baro Aqoontooda ,sara Looqu qaadeyo Kuwaas ay ku qaadan Doonan Gudaha Iyo dibadaba,
Ugu danbeetii Gudoomiye Muxidiin xasan maxamed xusni AYA u HAMBALIYEY Wariyaasha somliyeed meel walba ay Joogan waxana ugu Baaq in ay bar waliba ay Qalanka ay si saxan ay u is ticimaalan ay Ku dadalan hormarka
Dil Xaraq Wariyasha soomaliyeed Uma yera waxan malin waliba ay ku shaqeyneyan sidii ay Dalkooda iyo dadkooda ay usamatabixin lahayeen walow amankooda meel lagu Ogeen .
Wariye Feysal Dhayow xuseen