{WARSANRADIO}
Hatany fiyaawaang ii nebed dhugunsathiyaal meel kastoo ising rooghdaang, sikasaty isiing niigh dhugunsethaasaangh. Jimaa feyly markaly haky dhowaathy qiibtii lammad ee barnamishkii inky magadarny “ADIINY MO’OSHIITHY”, kaasoo jimaa kasty kedkung haatoow niinky barateen iny uny howathy hasiing marsiiny, uny oo lamaathy jimaahood lahadhaafy hasiinky waranghny haldoor al Mu’alif, Al-Fanaan,Al-Mulahangh, Muhsin Qaasim (JAAKOOLE).
Wali ha deerneey jimaathy inky dangbooyty ee uny hykhatamy lahaayny