Guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ugu yaboohay guddiga loo xil saaray abaaraha ka jira dalka 10,000 kun oo dollar oo lagu tala galay in lagu gargaaro dadka ay saameeyeen abaaraha ee ku sugan gobolada dalka Soomaaliya.
Sidoo kal Idriis Cabdi Dhaqtar oo ka mid ah Mushaxiinta Baarlamaanka ayaa bixiyay 1,000 Dollar oo loogu tala galay abaaraha.
https://www.youtube.com/watch?v=o55ujY8k13s&feature=youtu.be