Ayadoo dalka suudaan marin u tahay boqolaalka kun ay bil waliba ka gudba kuwaasi kuwajahan dalka Liibiya si halkaas dooman oga racaan kuna wajahan qaarada yurub ayaa haatan waxa ciidamada dalkaas gacanta kudhigeyn 115 oo muhaajiriin ah.
Muhaajiriintaas ayaa kasoo jeedo kuwooda ugu badan dalka soomaaliya oo garaayo ilaa 101 qof halka inta kale yihiin ajaaniibta ka imaatay dalal kale.
Dhamaan 115 Ruux ee la xiray ayaa ah dhalinyara sida Booliiska ay sheegeen kuwaa oo da’doodu u dhaxeeyso 18 ilaa 25 Sano Jir.
Sarkaal u hadlay Booliiska ayaa yiri “Dhamaan Dadkan waxaa kusoo qabanay Howlgal aan ka sameeynay xadka u dhaxeeya Suudaan iyo Liibiya waxa ayna ahaayeen Tahriib doon”
HALKAAN KADAAWO MUQAALKA