Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa noqday guddoomiyaha golaha shacabka, kadib markii Wareeggii Koowaad uu ku guuleystay cod aad u badan.
Jawaari ayaa helay 141 cod, waxaana uu ka badiyey Saddexdii musharrax kale walow C/rashiid Xidig uu keenay codad ka badan 90.
Weli lama shaacin natiijada, xildhibaannada ayaa sawaxan bilaabay, waaana socda damaashaad aad iyo aad u sarreeya.
wuxuu helay 134 cod