ahmadey ibdow eething waa aqoonyahan reer koonfur galbeed ah wuxuuna kunoolyahay qurbaha wuxuu kawaramayaa sida ugu wanaagsan looga qeyb qaadan karo taakuleynta dadka abaaraha kuhabsatay ee reer koonfur galbeed, wuxuuna wareysi siiyey warsan iyo wadaninews24.com dhagaysi wanaagsan wareysigii sidan ayuu u dhacay