shacabka ku nool magaalada beledweyne ayaa waxaa ay ka hadeen dorashadii ka dhacaday magaalada muqdisho.
iyadoo dhawaan ay ka dhacaday magaalada muqdisho doorashada gudoomiya baarlamaanka soomaaliya ayaa waxaa ka hadalay
qaar ka mid ah shacabka ku nool magaalada beledsweyne ayaa waxaa ay ka hadaleen doorashadii dhawaan ka ka dhacady magaalada muqdisho ee lagu doortay gudoomiyaha baarlamaanka maxamed sheekh jawaari.
waxaana ay u soo jeediyen talooin ku aadan in wax looqabto dadka soomaaliyeed,
dalka soomaaliya waxaa ka jira dhibaatoyin badan.
ma ahan markii ugu horeysay oo ay ka hadlaan shacabka ku nool magaalada beledweyne xaalad dalka uu marayo.
hoos ka dhageyso warbixinta,