kulan ay isgu yimaadeen Gudiga ganacsatada Gurmadka abarah gobolka bay ayaa ka dhacadey Magalada , Baydhabo ee Haruunta Gobolka Bay,
Kulunka ayaa waxaa lagu doortey Gudi kashaqeendoona Gurmadka Abaaraha
Maxamed Abdi nuur wariiri Waxaa uu yahay Gudoomiyah Gudiga waxana Uu ka warbixiyey Gudiga ay ku doorteen kulunkan
C/qaadir xasan warsame( Abeeyna) waxaa uu yahay Afyeenka Gudiga waxaa Uu Bulshada Iyo Hayadah iyo Ganacsatada uu ka codsadey In ay gudigan wax, ay so gaarsiiyan si looga gurmado ,dadka ay saameysey Abarta
Kululankan Ayaa waxaa ,uu Ku soo deya Xili ay Abar Ay saameysey Dadka Iyo duunyada Ku dhaqan ,deegnada Kgs ay Kajirto qarkelena ay soo Barkicisey Abartaasi
Feysal dhayow xuseen