okaash sugow oo ah aqoon yahan kasoo jeeda koonfur galbeed wuxuu dhaleecayn ujeediyey maamulka koonfur galbeed oo madaxda uyahay shariif xasan shekh aadan wuxuuna ugu digey arimaha hada ay wadaan in ay wax kabadalaan maadaama ay mas uul kayihiin dhacabka koonfur galbeed wuxuuna wareysi siiyey warsan iyo wadaninews24 wareysigana wuxuu udhacay sida tan