Shacabkii ku sugnaa degmada Tiyeegow iyo deeganada Xoos yimada ayaa isaga soo barakacay taasi oo ay keentey Ka dib markii. ay ku dhufatey Abaaro ay saameysey dadka iyo duunyada ,
Gudoomiyah degmada Tiyeeglow ee gobolka bakool Maxamed Abdule Xasan food cade ayaa sheegey in shacabka ay ubarkeceen degmada Hudur Harunnta Gobolka Bokool. iyo magalada Baladweyney ee Haruunta Gobolka Hiiran
Ugu danben tii Gudmmiyah aya codsi Udirey Hay ,adaha dowlada Konfurgaalbeed iyo shacabka somaliyeed , in ay dadkan si deg deg ah ay ugu soo cawiyaan
Nolasha shacbka ka soo barakacay degamada tiyeeglow ee gobolaka Bokool ayaa mid aad u liidata Majirto gari la soo raaco tiyeegow waxa ay wada ay ku soo jireen 6 ,malin waxa ay isgu jiraan Hooyo dhabarka usaaran wiilkeeda iyo Abe 80 sano jirka qarna ay gacanta ay ku sidaan caruurta mafiirin karto dalka iyo Xaradka ka muuqda