Xildhibaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa ka arinsanaayey toosinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo sidii loo samata bixin lahaa umada mas’uulka looyahay.
DHAGEYSO: XILDHIBAAN CISMAAN CAATO” MOOSHIN KA DHAN AH MADAXWEYNAHA MA WADNO, DOWLADA KGS AYAAN TOOSIN RABNAA” was last modified: January 15th, 2017 by Warsan Radio