maamulka gobolka iyo kan degmada beledweyne ayaa maanta waxaaa ay dhagax dhigeen waddo dhaxmarto magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan/
ugu horeyntii waxaa ka hadlay gudoomiyaha degmada beledweyne maxamed axmed ibraahin {foodcade } waxaana uu shegay in shacabka gobolka hiiraan loogu baahanyahay in ay dhistaan wadooyinka burbursan,
sidoo kale waxa ka hadalay gudoomiya gobolka hiiraan cali jeyte cismaan waxaana uu dhankiisa ugu baaqay shacabka iyo qurba joogta in ay ka qeyb qaaataan dhismaha wadaan ay maanta dhagax dhigeen’
hoos ka dhageyso,,