77 Qof oo isgu jira dadwaween iyo Caruur ayaa la jiifa cudurka shibin biyoodka isbitalak Ween ee Magalada Baydhabo ,Waxana Ugiriyoodey cudurka Shibinbioodka 13 Qof
Abdifataxa Xashi Gaabow Waa Agsimaha Isbitalak Gobolka Bay Ayaa Waxa uu Ka war bixiyey Xalada dadka ay hada ay la jiifan Cudurka shibin Biyoodka isbitalka .
Agasimaha oo Hadalkiisa siiwata ayaa waxa Kula taliyey dadka uu soo Ridaneyo Cudurka Shibin Biyoodka In ay Nadafada ay ku dadaalan Ayuuri
Waxaa Isa soo Tareyaa Dadka Uu soo Ridaneyo Cudurka Shibin Biyoodka Waxana Isbitalaka Gobolka Bay hada Jiifa Qar Badn Oo la cildaran cudurkaasi
Wariye Feysal Dhayow Xuseen