Ciidamada dowlada Fadaralka somaliya Iyo Kuwa Konfur Galbeed aya waxa ay weerar Ay ku Qaadeen Deeganka Abal Oo ay mudo fadhiisamo ay u xeed Ururka Al shabab Waxaa uu dhaxa marey Dagal Xoogan oo Uu socodey Mudo sacadaha ciidamadamadan aya Gacanta ay Ku dhigeen deeganka Abal walow Markii degmbena ay Soo Faru jiyeen Aban Duulaha Ciidmada qeebta bakoo Gaashanle Abdulahi Maxamed Ugaas Oo ladaley Idacada warsan Waxana uu sheegey in ay al shabab 5 sano ay Haysteen Mantana ay ka saareen
Ciidamada Boliska Garka kgs ayaa Mudooyinkii denbe waxaa ay Howlgalo ay kawadeen Deeganda kgs Kaa oo ay dooneyan in ka sifeeyan Al shabab Deganada Kgs
Wariye Feysal Dhayow Xuseen