gobolka hiiraa. qaarka mid ah wariyasha gobolka hiiraan oo ka dhadlay dhibaatooyinka haysta ayaa waxaa ay sheegen in aysan jirin wax siminaara ah oo ay helaan wariyasha gobolka hiiraan waxaana ay dhaliil u soo jeediyeen ururka
saxaafada soomaaliyed ee nosej waxaana ay shegeen in ay jirto cadaalad daro
dhawan wariyasha gobolka hiiraan kulan ay ku yeshen magalada beledweyne ayay sidoo kale ugu hadleen dhibaatooyinka ay la kulmaan
hoos ka dhageyso waraysi xiisa leh..