Deegnaka Busley Oo 15Km ujirto Magalada Baydhabo Ee Haruunta Gobolka Bay Ayaa Lagu Soo Sheegeyaa in ay Kajirto Halada Bini Aadinimo Taasi Oo ah Biyo yiri Cunto Lacan ,
Idacada Warsan Ee Magalada Baydhabo ayaa Waxa soo Booqdey Malaqa Deganka Gudoomiyaha iyo Odayaasha .
Shaacir Adan Isaaq Oo ah Malaaqa Deganka Busley oo U warmeyey idaacada warsan Ayaa Sheegey , in Dadka Degaanka ay Ku nooyihiin Xalad Noolaleed Oo aad u Adag , Taas oo siii Xumaneyso , Malinba Maalinta Ka denbeyso , isaga oo Malaqa Ka codsadey , Gudiga gurmadka Abaraha iyo Bulshada u dhalatey Degnakaas , In ay Cil Gar ah Ay ku soo Fiiriyaan degankaasi.
Sidoo Kele Gudoomiyaha Deeganka Busley Isaaq Ibarahim adan Ayaa Ka Hadley Dhibatada Abrta ay Keentey , Ee Biyo Iyo Bad Yarida Haysata Dadka , Taas oo uu sheegey In ay Ubahantahay , in waxa laga Qabto Ka hor In ay Dadka Bilaawi Bara Kaca.
Qayla dhantan ay Kasoo yeertey Maamulka Deeganka busley Ayaa waxa y ku soo Adeysaa xili Ay jirto , Abaaro Bahadsan Oo simey Dadka iyo duunyadaba .
Wariye Feysal Dhayow Xuseen