Degmada Buur Hakaba ee Gobolka Bay ayaa Waxa ka socodaa howlgalo Ay ka waadan ciidamada Boliska garka Kgs Haley Ilaa Iyo Manata waxa ka socoda Howlgalo waxana Ciidamda ay Mid Mid ay U bareyeen Xafadaha Degmada Taliye Ku xigeenka saldhiga Boliska Degmada Buur hakaba Dhame Maxamed Ibrahim Abdule ayaa kahadley Howlagalada ay kawada Degmadasi
Howlgladan aya logu soo Qabtey Dadbadan ku waas Oo ay Baritoono ay ku sameyneyaan ciidmada Nebed Sugida degmada Buur hakaba
Wariye Feysal Dhayow Xuseen