Deeq Raashiin ah ayaa maanta loo qeybiyey ku dhawaad 260 qoos oo ka soo cararey abaarta ka jirta deegaanadii ay ku noolaayen Deeqda waxaa soo gaarsiisey gudiga ganacsatada gurmadka abaaraha gobolka bay Waxaana deeqda ka faa,ideystey dadka sida aadka ah ay u saameysey abaarta Waxaa ka qeyb qaatey gurmadka jaaliyada degta dalka sucuudiga gaar ahaana magaalada damaam Deeqda waxey isugu jirtey bur bariis sonkor saliid iyo caleen Dadkii ka faa,ideystey deeqda ayaa kamahadceliyey Raashinkan loo qeybiyey
https://www.youtube.com/watch?v=nniMZFMToSI&feature=youtu.be