Qarixii Ka dhacay Hoteelka Deyaxa Ee Magalaada Moqdisho ayaa ku Geeriyoodey 2 Maalaq oo Ka soo Jeedey Deeganada Kgs Maqlaq Yadaasi oo Lagu Kala Magacabo Maalaq Cabdirashiid Sheekh Abdi salaan Sheekh Abdi Adaan iyo Malaaq Malbow Isaxaq Keerow
waxa magala Baydhabo Galinkii Denbe Meedkiisa La soo Garsiiyey Malaaq Malabow Kaasi oo Lagu Caasey Gabuuraha Kuyaala Magalada Baydhabo waxana Caskiisa ka Qeeb galey Ku simaha Madaxa weynaha kgs Ahana Waziirka Beeraha iyo waraabka Maxamed Xsan Fiqi Iyo waziiro Xildhibaano Odayaal Ururada Bulsahada ay Ka Qeeb galey Caaska Marxuumka .
Kusimaha Madaxweynaha Maamulka Kgs ayaa U tacasiyeey 2daasi Malaq Iyo Kuxii Kele Ku geriyoodey Gariixii Hoteelka Deyaxa ee Moqdisho
Malaqyadani ayaa lagu kala Caasey Baydhabo Iyo Moqadisho waxaa Magalada Moqdisho Lagu caasey Malaaq Abdirashiid Sheekh Abdi salaan Halka Malaaq malabow Lagu caasey Baydhabo Inaalilaahi Wa inaa Ileehi Raajucuun
Wariye Feysal Dhayow Xuseen