Shir lagu wacayi Gilineyo Bulshada Reer Koonfur galbeed soomaaliya ayaa Ka dhacadey Magalada Baydhabo Hoteelka Bay Star Waxana Soo Qaban Qaabiyey Hayada C R D Waxna Kasoo Qeeb Galey Maamulka Gobolka Bay Waziiro Iyo Urarada Bilshada ,
Ugu Horeen Waxaa Ujeedka Loo Qabtey Shirkan Kawaramey Cabdulahi Xaji Oo Ah Madaxa Hayada C. R. D
Sidoo Kele waxaa Muhiimada Uu leeyahay Maamul Wanaaga Ka ahadley Gudoomiyaha Gobolka Bay Abdirashiid Abdulahi Maxamed Waxanaa Uu sheegey in Mar waliba laga shaqeeyo Maamul wanaaga
Shirkan wacayi Gilinta ayaa Ah Mid waxaabadan uu ka badali doono Shacabka Kgs iyagoo Waxa badan ay Ka baran Doonan Maamul Wanaaga
Wariye Feysal Dhayow Xuseen