Shirkada Korantada Beko Ee Maglada Baydhabo Ayaa Mnta waxa ay Deeq ay Gaarsiisey qarka Mid ah Kamamka Iyo Isbitaalada ku yaala Baydhabo ay Gaarsiyeen Biyo Daawo Iyo Joodaroooyin
maamulha Shirkada Korunta Beeko Maxamed Sheekh Adan Ayaa Ka hadley Deeqda ay Gaarsiiyeen Isbitaalka Iyo Kaamamka .
Cabdulaahi Xaji Ibdow oo ah Xisaabiyaha Shirkada ayaa Baaq Udirey Shir kadaha Kele in ay walaaloxooda dhibaatey san in ay Gurmad ay lasoo gaaren ayuu yiri.
Deeqdan ay soo Gaarsiisey Shirkada Korontada Beeko ayaa Ku soo Aadeysaa Xili ay Abaaro ay saameysey Dadka iyo Duunyada ay Ka jirto Deeganada kgs .
Wariye Feysal Dhayow Xuseen