Ururka Dhaliyarada Isgoroy Guul ayaan Gaareynaa oo fadhigoodu yahay Nairobi Kenya ayaa isbititaalaka Magalada Baydhabo ay soo Gaarsiiyeen Daawoyin waxana ay usoo wakiisheen Gudiga Ganacasatada Gurmadka Abaaraha Gobolka Bay .
Maxamed Abdi nuur (Wariiri) iyo C/qaadir Abeynaa oo kamid ah Gudiga Ganacasatada Gurmada abaraha Gobolka Bay ayaa ka Hadley Deeqdan ay Soo Gaarsiiyeen Isbitalka ururkan Dhalinyarada ah
Maxad Khaliif oo ah Maamulka Isbitalak Gobolka Bay ayaa ugu maxad Ciliyey Deeqdan Daawada aha ay soo Gaarsiyeen Ururka Dhaliyarada ah .
Ugu danbeentii waxa Goobta ka hadley Wakiilka Ururka Dhalinyarada Kgs C/raxamaan Isaaq Shumey ayaa dhalinta Kele ugu Baaqey In soo cawiyaan walaalxooda Dhibaateysan .
Deeqdan ay soo Garsiiyeen Ururkan Dhalinyarada ayaa Ku Soo Adeyaa Xili Udurka Shibin Biyoodka Dadbadan Uu soo Ridaneyo Kuuwaas Oo ay Kula Cil daran yihiin Isbitalada Iyo guriyaxooda.
wariye Feysal Dhayow Xuseen