{WARSANRADIO}
Gudoomiyaha Degaanka Yeed Ee Gobolka Bakool Cabdrisaaq cabdi Duwane ayaa Waxaa Uu Sheegey In Ay Abaaro Ay Kajirtop Degaanka Yeed Hada Ladhibaateysay yihiin Dadka Iyo Deeyada Ku Nool Degaankaasi.
Sidoo Kale Gudoomiyaha Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Biyarida iyo Baad Yarada Ay Ka Jirto Degaanka Yeed Ay U Dhiman Karaan Hadii Lawaayo dadka Iyo Duuyada ku Nool Magalada Yeed.
Gudoomiyaha Degaanka Yeed Cabdirisaaq Duwane Ayaa Waxaa Uu Sheegey In Sidoo Kale Degaanka Uu Kajiro Cudurka Shuban Biyodka Dad Badan Maanta ay La Ildaran yihiin oo Ay U Jifaan Xarumaha Caafimaadka Ku Yaala Magalada Yeed Ee gobolka Bakool Maamulka Kg.
Ugu Dambeentii Cabdirisaaq Cabdi Duwane Ayaa Waxaa Uu Sheegey In amaanka Magalada Yeed uu Yahay Mid Sifiican ay U sugaan Ciidamada Kala Duwan Ee Ku Sugan Magaladaaasi Ciidamada ayaa Waxaa ay Si aad ah ay Ubaarayaan dadka Soo Gala Magalada Si Loo Ogaado qofka uu Yahay.