wefdi uu hagaaminayo saraakiil Hayada Fawo UNC ayaa maanta soogaaray magaalada baydhabo waxaa soo dhawayey ku simaha madaxweynaha konfur galbeed soomaaliya mudane fiqi wefdigaan kusimaha ayaa waxay ku wada hadaleen sidii ay cawin deg deg ah loo gaarsinlahaa dadka abaarta soo barakiciisay degaanadaan koonfur galbeed soomaaliya
HOOS KA DAAWO MUQAALKA WEFDIGA
https://www.youtube.com/watch?v=NMxaHSD7lOU&feature=youtu.be