Abaaraha Iyo Biyo Lacanta Kajirta Deeganada Koonfurgalbeed Soomaliya Kali aha Kuma Eka waxa a , La jiraa Cudurka Shibin Biyoodka Oo uu Noqdey mid Uu Dabar jerey dadka Ku noo deeganada Koon Fur Galbeed Soomaliya Deeganada Ay sida ween Uu saameeyey Cudurkaasi Ayaa ,waxaa ka mid ah deeganka Goof Gaduud . shabeelow Ee Gobolka Bay iyagoona Malin walba deegankaasi Ay Uga Dhimaneyaan in ka abadan 3 qof cudurkaasi waxa saasi uu Dhanka Kale waxaa UU sheegey Gudoomiyaha in ay Gureen warihii Iyo Celalkii Ku yaaley Deegnada Xoos Yimada Deeganaka, Goof Gaduud Shabee,low .
Ugu danbeentii , Gudoomiyaha ayaa Codsi U direy Dowlada dhexe Iyo Dowlada kgs In Ay dadkan si deg deg ah ay usoo cawiyaan ayuu yiri .
Deeganka Goof Gaduud Shaabelow Keli ah Maha Meesha ay Aadka ay Usaameysey Abaarta waxa Jira Deegano Badan oo ka tirsan Koonfur Galbeed soomliya Ilaa Iyo hadana Waxa gurmad ah lagaarsiinin deeganadaasi.
Waariye Feysal Dhayow Xuseen