iyadoo ay Bur Bursan Yihiin wadooyinka Xafadaha magalada Baydhabo ayaa waxa Kulun isgu yimd Maamulka koonfur Galbeed iyo Midka degamada Baydhabo , waxana ay uga hadleen , Mashuruc La gu dhiseyo wadada isku Xirta isbitalka ween ee Magalada Baydhabo iyo Xafada wadajir ay Bilaawan doonto Qaaran , Uruurinteeda,
waziirka Maaliyada Maamulka KoonFur Galbeed Sheekh Hassan Ibaarhim Lug Buur Iyo Gudoomi Kuxigeenka Degmada Baydhabo adan Cali adan Carab ayaa waxa y Ka hadleen Muhiimada ay Uleedahaya Dhisida wadooyinka la dhiseyo In ay bulshada ay Kaalin tooda ya Ka qaatan .
iiman saman Maxamed oo kamid ah Qaban Qabiyaasha Wada ayaa Bulsha Soomliyeed Iyo Maamulka KoonfurGalbeed Iyo hay’adaha ugu Baaq in Kalin Tooda Ay Ka qaataan ayuuri
Magalada Badhabo Ee Haruunta Gobolka Bay aya waxa Ka saocoda dayacatir xoogan Kaa oo La dooneyo In Lagu Dhiso wadooyinka Bur Bursan ee ,magalada baydhabo .
Wariye Feysal Dhayow Xuseen