Kulanka ayaa ahaa Mid ay ku falanqeynayeen waxqabadkii madaxweynaha maamulkaas Shariif Xasan Sh Adan oo ay u soo jeediyeen dhaliilo iyo waxqabad la.aan ku aadan intii u xilka haayey .
Kulanka intii u socday waxaa kooxda shambal ay ku soo bandhigeen riyaad heeso iyo cayaaraha hidaha iyo dhaqannka ka turjumayey.
Dhamaan masuuliyiintii goobta ka hadashay ayaa aragti midaysan ka qaatay in uu xilka isaga dago Shariif Xasan Sh adan mudo todobo cisho gudahooda ah
https://www.youtube.com/watch?v=vRyWpv04eXk