Waxaa magaalada beledweyne lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah ee dabargoynta gudniinka fircooniga waxaana kulankaani ka soo qeyb galay, ururada haweenka, dhalinyaro,
Waxaa kulanka laga soo jeediyey intii uu socday khudbado kala duwan oo ku aadan dhibaatooyinka gudniinka fircooniga uu leeyahay ,
Hoos ka dhageyso
warbixin uu diyaariyay bashiir cabdulahi cismaan