Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed qeybta Lixdanaad ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo ay ka sameeyeen gobolada Baay iyo Bakool.
Taliyaha ayaa sheegay intii ay socdeen howlgalladaas in ay soo qabteen sarakiil katirsan ka tirsan Al-Shabaab.
Ibraahim isaaq Yarow Taliyaha Qeybta Lixdanaad ee xoogga dalka somaliya ayaa sidoo kale tilmaamay in Amiiradaasi ay hadda ay ku jiraan gacanta ciidamada dowladda , islamarkaana dhawaan sharciga lo horkeeni doono.
Taliyaha ayaa dhanka kale waxa uu sheegey in Hakada ay galiyeen howlagaladii ka socodey deeganada koonfur galbeed Doorashada dalka Ka dhacayso daraadeeda .
Ciidamada Qeebta Lexedanaad ayaa Mudooyinkii Denbe waxa ay Howlgalo Ay ka wadeen Degano Badan Oo Ka tirsan Gobolada Bay iyo Bokool iyagoon ay Gacanta ay Ka soo Dhigeen Sarkii Ka tirsanaa Al shabab .
Wariye Feysal Dhayow Xuseen