Wareysi xiiso badan oo xilfaha loogu laabay maamulka shariif xasan sheikh aadan oo lala yeeshay cabdiqaadir chief sagaarey oo ah afhayeen golaha badbaadada koonfurgalbeed ee soomaaliya.
wareysiga ayaa inta badan xooga laga saarey jiritaanka dowlada shariif xasan iyo kacdoonka siixoogeysanaya ee looga soo horjeeda shariif xasan sheikh aadan
waxaayna si toos ah u wareystey afhayeen chief sagaarey wariye mahiye Abdinur Yusuf oo ku sugan dalka Norway waana ah wakiilka warbaahinta wada jirka u shaqeysa Qaarada Yurub, warsan radio baydhabo, gaarsiye.com iyo wadaninews24.com