magaalada beledweyne ee xarunta gobolka hiiraan waxaa ka soconaayo mashaariic lagu dhisaayo wadooyinka iyo goobaha kale ee mu hiimka u ah bulshada waxaana ka qey qaadanaayo maamulka gobolka hiiraan.
warbixintaan waxaa diyaari bashiir cabdulahi cismaan