Markii uu Ku Guuleystey ay Maqleen Mulshada Koon fur Galbeed waxana Mar Qura Is badaley Jawiga magalada Waxana Lamaqleyey Xabado Sawaxan .
Waxana Ciidmada ay noqdeen Kuwa Habdaha Cirka Utuureyey waxana Ku Dhaawac mey 3 Qof kuwaas oo hada jiifa isbitalka ween Ee Gobolka bay .
D’r Abdi Abdi kafi oo Ka mid ah Shqaalaha isbitalka Baydhabo waxana uu ka Hadley Dhawacyaasha La soo gaarsiiyey Isbitalka .
Tani ayaa ha Taagyarada ay uqabaan Bulshada Reer koon Fur galbeed Somaliya mudane madaxweyne Mahamed Abdilahi farmajio , kuma eka keli ah baydhabo Dibad Baxayada Lagu Tagyarey Farmajo waxa kelo lagu taagyarey deeganada Koonfur Galbeed Dhamaantooda .
Wariye Feysal Dhayow Xuseen