Gabi ahaaba shacabka soomaaliya ayaa si weyn usoo dhoweeyey guusha oo gaaray madaxweynaha cusub ee soomaaliya mudane maxamed cabdulaahi farmaajo magaalada baydhabo ee caasimada ku meel gaarka koonfur gabeed ayaa kamid ah megaalooyinka gooshisa laga dereemay baydhabo ayaa mudo 10 dagii gudahooda ah isku badasha sidan .
gudoomiya ah goomiyaha degmada baydhabo cabdulaahi cali watiin ayaa asna soodhaweeyey guusha oo gaaray mudane Farmaajo.
waxaa sidookale soo dhoweeyey gudoomiya ha gubalka bay Mudane rashiid cabdulaahi.
Cod Shacabka soomaaliya ayaa siweyn uga farxay gush oo gaaray madaxweynaha cusub ee soomaaliya maxamed cabdulaahi Farmaajo balse waxaa laga sogaya balangaadkii oo gaaday xilagii olalahiisa oo ku jiray