da abaaraha way sii darsatey dadka ayaa u baahan cuno iyo biyo intaa waxaa sii dheer cuduro xiligan ka taagan deegaano ka tirsan goblada koonfur galbeed gaar ahaana gobolka bakool
Deegaanka buur dhuxunle oo qiyaastii degmada waajid u jirta 30 km ayaa waxaa ka dilaacey 24 saac ee la soo dhaafey cudurka shuban biyoodka waxaana la sheegey in ugu badnan 7 ruux ay u dhinteen cudankan tiro badana ay u jiifaan cudurka shuban biyoodka
Deegaanka ayaa waxaa gacanta ku haya xarakada al shabaab waxaa adag sidii dadka gargaar iyo dawo lagu gaarsiin lahaa
Dhageyso wareysi aan la yeelaney Gudoomiye xigeenka Degmada waajid Cadow Cabdiraxman oo ka war bixineya xaalada Shuban biyodka