Gudoomiyaha Degamada Baradale Ee Gobolka Bay weedow Ali Xasan ayaa waxa uu ku Dhaawacamey Shilgaari oo Uu ku Galey wada isku Xirta Degmada Baradale Iyo magalada Baydhabo , Waxana Kalelo Ku dhaawamey Shilkaasi qaar ka tirsan Ilalada Askartiiisa .
Gudoomi Ku xigeenka Degamada Baradale Ee Gobolka Bay Cali Cadow Isaxaaq aya Ka Hadley Gudoomiyah Haladiisa Cafimaad Sida ay Tahay waxana Uu yiri.
Gudoomiye Weedow ayaa Howlo Shaqo ugu soo socodey Magalada Baydhabo Ee Haruunta Gobolka bay waxna Xala diisa Cafimaad Lagu dabiibeyaa Isbitaalka Baydhabo.
Wariye Feysal Dhayow Xuseen